Dhuusamareeb oo ka adkaatay Garbahaareey
HAMBALYO DHUUSAMAREEB.
Magalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa lugtii labaad oo xiriir ah badisay kulankii xalay oo ay wajahday degmada Garbahareey ee Caasimadda Gobolka Gedo ee tartan aqooneedka bisha ramadan ee warbaahinta qaranka oo ay kaga adkaatay 12 Dhibcood iyo 10 Dhibcood.
Hambalyo Dhammaan Bulsho waynta iyo aqoonyahanka caasimadda oo ka shaqeeyay in Dhuusamareeb ay usoo gudubto wareeg 8 dhamaadka tartanka.
Dhuuusamareeb ayaa sanadihii dambe kaalmaha hore kaga jirtay tartan aqooneedyada degmooyinka dalka laga qabto bisha barakaysan ee Ramadaan.
Mahadsanidiin.
GalmudugMirror
Dhuusamareeb, Galmudug