Golaha shacabka BJFS oo maanta ka doodaya hindise sharciyeedyo muhiim ah dalka
Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya dhismaha hay’adaha madaxa bannaan ee aan miisaaniyadda lahayn.
Kulanka oo uu shirgudooominaya guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe), ayaa sidoo kale, waxaa looga hadlayaa hindise-sharciyeedyada kala ah maalgashiga iyo shaqada Soomaaliyeed.
Golaha baarlmaanka oo dhawaan ka soo laabtay fasaxoodii caadiga ahay ayaa la filayaa in ay maal maha soo socda hagaajiyaan shuruuco kala duwan oo dalkeena muhiim u ah .