NEWS Axmed Madoobe Iyo Safiirka Midowga oo ku wada kulmay Nairobi Maxay ka wada hadleen ?

0
189

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay inay ka wada hadleen , xaalada guud ee dalka ku jiro iyo taageerada Midawga Yurub ee soomaaliya , gaar ahaan waxay diirada saaran dhinacyada la xiriira Amniga, Siyaasada dalka , iyo dib u dhiska Dalka.

Madaxweynaha Jubbaland kulan kaan waxaa ku Wehlinayay, Wakiilka maamulka Jubaland ee dalka Kenya Sadiiq Cabdullahi Bogaale iyo Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Cali Cabdi Mahad.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa Maalmahan ba ka waday kulama oo kula qaadanyo Magaalada Nairobi Madax kala duwan isaga oo Taageera Dhaqaalo u raadinaya Maamulka uu Madaxweynaha ka yahay ee jubbaland .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here