Madaxweyne Qoor Qoor oo gaaray Muqdisho iyo warar dheeraad ah oo ka soo baxaya hubkii lagu dhacay Caabudwaaq.

0
45

Madaxweyne Qoor Qoor oo gaaray Muqdisho iyo warar dheeraad ah oo ka soo baxaya hubkii lagu dhacay Caabudwaaq.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Ahmed Abdi kaariye Qoor Qoor ayaa safar aan la shaacin ugu amba baxay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya Safarka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in oo kulan la qaadan oo safaaradda Maraykanka oo fa dhigeedu oo yahay Magaalada Muqdisho waxaana sidda ay wararku sheegayaan safarka Madaxweynaha oo daaran yahay Hubkii dhawaa  u gacan galay dadka shacqbka ah ee kasoo jeda Degmada Caabudwaaq ee waqooyiga Gobalka Galgaduud.

Dowladda Galmudug iyo Dowladda FDS oo shalay ka hadlay ayaa si isku mid ah iskaga fogeeyay la,haansha hubkaan bale waxa ay sheegeen in ay lahaayeen Ganacsato Soomaaliyeed taas ay sheegeen in dalka kusoo galay sifo sharci daro ah.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Ahmed Abdi kaaruye ayaa lagu wadaa in oo kulan la qaato Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya  aydoo walaac xooga  laga moojiyay i hubka sidda sharci darada ah ugu gacan galay shacabka Caabudwaaq .

Hubkaan ayaa waxa uu kasoo gudbay xadka wadan Ethiopia waxa uuna kusoo aadayaa aydoo dhawaan Dowladda Soomaaliya laga qaaday cuna qabataynta Hubka kaas oo saarnaa in kabadan Sodon Sano.

W.Q Axmed Maxamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here