Maxay kawada hadleen Soomaaliya iyo Masar?..

0
94

Maxay kawada hadleen Soomaaliya iyo Masar?..

Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa kulan la qaatay saraakiil ka socotay Booliska dowlada aan walaalanahay ee  Masar, kuwaas oo dhawaan soo gaaray magaalada Muqdisho.

Dowalada Masar iyo Soomaaliya ayaa waxaa waxaa ka dhexeeyay xariir qodo dheer kaas oo qotoma ishaaki dhankastaa , masarna waxay waligeed garab taagneed soomaaliya iyadoona intabadan gacan ka geyusta hormarinta ciida soomaliya gaar ahaan booliska soomaaliyeed .

Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag),ayaa dowladda Masar uga mahadceliyey taageerada ay la garab taagan yihiin Ciidanka Amniga Soomaaliya, gaar ahaan horumarinta iyo tababarka ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa waxaa Wasiirka ku wehelinayey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Sulub Axmed Firin, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Socdaalka saraakiishaan ayaa waxa u uku soo adayaa xili dowlada ay weydiisatay masar taareero dhanka malatariga iskaashiaga dhaqaalaha , kadib markii itoobiya ay ku soo xad gudubta madaxbanaanida soomaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here