Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS oo u gudbiyey Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka baaris ay ka sameeyeen Safaarada soomaaliya ee saldana cumaan.
Xaafiiska hantdhowrka guud ee jamhuuriyada soomaaliya ayaa u gudbiyay xaafiiska xeerilaalinta guud ee qaran warbixin baariseed fatshaad -๐ ๐จ๐ซ๐๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐๐ฎ๐๐ข๐ญ ๐๐๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ oo Xafiiska Hantidhowrka Guud uu ku sameeyey safaarada jamhuuriyada fedraalka soomaaliya ee k u taal magaalada masqad ee saldane cumaan.
Warbixintaan ayaa lagu daabacay warbaahinta Dowlada soomaaliya ayaa lagu sheegay in laga gudbiyay safaarada soomaaliyada dalka cumaan.
Xafiiska Hanti dhowrka guud ayaa dhowr hayโadood oo ka tirsan hyaโada dowlada horay uga gudbiyay dacwado ka dhan musuqmaasuq ragaadiyay xafiisyada dowlada.
Iyadoona garsoorka gobolka banaadir u uku mashquulsanyahay qaadista dacwada masuqmaasuqa dalka.
Dadkan laga gudbiyay eedaha la xariira ku takri falka hantada iyo dhaqaalaha safaarada ayaa lagu sheegay in ay ikugu jiraan masuuliyiin iyo shaqaalaha safaarada iyo dad kale oo la shaaeagy sharcidaro ku isticmaaleen awaamirta safaarada iyo awooda safaarada.
Galmudug mirror
Muqdisho Soomalia