Xasan shiikh oo wado qorshe wax looga badalayo maamulka ciidanka xooga dalka+Saraakiil la saadaalinayo.

0
80

Xasan shiikh oo wado qorshe wax looga badalayo maamulka ciidanka xooga dalka+Saraakiil la saadaalinayo.

Waxaa soo xoogeysanaya wararka sheegaya in isbadal xoogan lagu sameynayo taliyaasha ciidamada xooga dalka xili la rumeysan yahay in waxbadan ay ka qaldanyihii taliska xooga dalka soomaliya.

Madaxweynaha soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud ayaa taliya ciidanka xooga dalka u magacaabay Ibraahim Shiikh Muxyadiin  tariikhdu markey ahayd 19 june 2023 isagoona xilka ka qaaday  Odawaa yuusuf raage.

Tan iyo markii Ibraahim Shiikh Muxyadiin loo magacabay taliyaha ciidanka xooga ayaa waxaa soo baxayay warar sheegaya in ay jirtay habac xoogan oo soo gaaray maamulka ciidanka iayadoona ciimada dowlada ay k usoo Jabeen goobo badan oo ay iska horyimaadeen cadowga , taas oo inta badan dusha laga saaray taliska ciidan oo habac badan galiaya socodsiinta howlahja ciidank.

Madaxweynaha soomaaliya ayaa haatan ku foogan sidii markale loo bilaabi lahaa xoreynta dalka si taas loo suurtagaliyo ayaa la sheegayaa in damacsanyahay in uu xilka ka qaado taliayaha haadan jooga maamulka ciidanka  ibraahim sheikh muxyadiin.

Warar aan sidaasi u buurneyn ayaa sheegay in madaxweynuhu damacsanyahay in labo mid laga dhigi doona taliyaha ciidanka xooga waa General Odawaa Yuusuf Raage iyo General Shuute balse wararkaas mahn kuwop xoogan waase la hubaa isbedlka taliska ciidanka xooga.

Madaxweynaha soomaaliaya ayaa lag usoo maramayaa in markale baroosimaha dhigan doono Galmudug gaar ahaan Madaxtooyada si uu ula socdo howlgalada ka dhankaa Alshabaab maadaama ay Alshaab xiligaanm ka sii dhamaanayaa deegaanada Galmudug ooh al degmo kaliya manta kaga harsanyihiin.

Galmudug Mirror

Muqdisho Soomaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here